Cabdi Max’uud Cumar oo la qabtay & xog ku aadan halka loo kaxeystay

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max’uud Cumar ayaa la sheegay ciidamada militariga federaalka qabteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in Cabdi Max’uud Cumar ay militarigu u kaxaysteen magaalada Addis Ababa. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya qaabka loo qabtay madaxweynihii hore iyo ismaamulka Soomaalida Itoobiya Suldaan Cabdullaahi Bashiir oo … Continue reading Cabdi Max’uud Cumar oo la qabtay & xog ku aadan halka loo kaxeystay